Nolosha Cusub
Skip Navigation Links
Skip Navigation LinksHoyga > Maqal > Duruus > Taariikhda Kiniisadda Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Taariikhda Kiniisadda
Haddii aad doonayso inaad soo dejisato ood kaydsato faylasha, guji meeshan.


"Xusuuso Eraygii aad anoo addoonkaaga ah igula hadashay, Oo aad igu rajo gelisay. Oo taasu waa i qalbi qaboojisaa markii aan dhibaataysnahay, Waayo, Eraygaagaa i soo nooleeyey. Kuwa kibirsan aad bay iigu qosleen,Laakiinse sharcigaaga kama aan leexan. Rabbiyow, tan iyo mar hore waxaan soo xusuusnaa xukummadaada, Waanan isqalbi qaboojiyey. " Sabuurka 119:49-52