Nolosha Cusub
Skip Navigation LinksHoyga > Maqal/Muuqaal > Duruus > Abuurista ilaa Masiixa Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  
Abuurista ilaa Masiixa


Si aad u soo dejisato faylka, dhanka midig ka riix falaar-wadaha ( mawska kombiyuutarkaaga), dabadeednna guji 'Save Target' si ay kuugu furanto meel aad kombiyuutarkaaga dhexdiisa ugu soo dejin karto ood ugu kaydsato faylka.



"...markii buunka ugu dambeeya la yeedhiyo; waayo, buunku waa dhawaaqi doonaa oo kuwii dhintayna qudhunla'aan baa la sara kicin doonaa, waana layna beddeli doonaa. 53 Waayo, kan qudhmayaa waa inuu gashado qudhunla'aanta, oo kan dhimanayaana waa inuu gashado dhimashola'aanta.  54 Markii kan qudhmayaa uu gashado qudhunla'aanta, oo kan dhimanayaana uu gashado dhimashola'aanta, markaas hadalka qorani wuu noqon doonaa ee ah, 
Dhimashadii waxaa liqday libtii.
55 Dhimashoy, meeday libtaadii? 
Dhimashoy, meeday micidaadii?
56 Micida dhimashadu waa dembiga, oo xoogga dembiguna waa sharciga.
57 Laakiin Ilaah baa mahad leh kan libta inagu siiya Rabbigeenna Ciise Masiix."

Warqaddii 1aad ee rasuul Bawlos u qoray dadkii Korintos 15:52-57