Nolosha Cusub
Skip Navigation Links
Skip Navigation LinksHoyga > Maqal > Duruus Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Duruus

Sidee u aragtaa Masiixa?
Jidka Caddaaladda
Tariikhda Kiniisadda
Aan Iska Daayno Qaadka
Tafsiirta Kitaabka Bilowgii
Barnaamijyada Codka Nolosha Cusub aad iyo aad bay u tiro badan yihiin, maadaama ay Idaacaddu bilaabantay 1974. Imminka waxaad dhegaysan kartaan shan taxane oo ka mid ah. Mustaqbalkana haddii Eebbe raalli ka noqdo, waxaan doonaynaa inaannu diyaargarayno oo idiin soo bandhigno taxanayaal kale oo ah barnaamijyo wakhti hore la duubay lagana sii daayay mowjadaha gaagaaban ee hawada.







" Waayo, wax alla wixii hore loo qorayba waxaa loo qoray waxbarashadeenna, inaynu dulqaadashada iyo gargaarka Qorniinka rajo ku lahaanno. Ilaaha dulqaadashada iyo gargaariddu ha ka dhigo in midkiinba midka kale la fikir ahaado sida Ciise Masiix..." Warqaddii Rasuul Bawlos U Qoray Dadkii Rooma 15:4-5