Nolosha Cusub
Skip Navigation Links
Skip Navigation LinksHoyga > Maqal > Duruus > Sidee baad u aragtaa Masiixa? Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Sidee baad u aragtaa Masiixa?
Haddii aad doonayso inaad soo dejisato ood kaydsato faylasha, guji meeshan.


"Xusuuso Eraygii aad anoo addoonkaaga ah igula hadashay, Oo aad igu rajo gelisay. Oo taasu waa i qalbi qaboojisaa markii aan dhibaataysnahay, Waayo, Eraygaagaa i soo nooleeyey. Kuwa kibirsan aad bay iigu qosleen,Laakiinse sharcigaaga kama aan leexan. Rabbiyow, tan iyo mar hore waxaan soo xusuusnaa xukummadaada, Waanan isqalbi qaboojiyey. " Sabuurka 119:49-52