" Waayo, wax alla wixii hore loo qorayba waxaa loo qoray waxbarashadeenna,
inaynu dulqaadashada iyo gargaarka Qorniinka rajo ku lahaanno.
Ilaaha dulqaadashada iyo gargaariddu ha ka dhigo in midkiinba midka kale la fikir ahaado sida Ciise Masiix...
" Warqaddii Rasuul Bawlos U Qoray Dadkii Rooma 15:4-5
|