
Walaal, ma doonaysaa inaad fursad u heshaan akhriska Ereyga Eebbe? Haddii
aad doonayso inaad soo dejisato ood kaydsato faylasha telefoonkaaga gacanta, guji meeshan:
KitaabkaQuduuska.jar [Faylkan waxaa loogu talaggalay kaydsashada toos ee telefoonkaaga]
KitaabkaQuduuska.zip [Faylkan waxaa loogu talaggalay kaydsashada kombiyuutarkaaga markaas si gudbi telefoonkaaga]
OGEYSIIS:
FURSAD FIICAN:
Waxaad dhegaysan kartaa Axdiga Cusub oo afaf kala duwan lagu turjumay.
Halkan riix si aad heshid fursaddan qaaliga ah:
Marka aad doori karta afafkan:
* Af-Carbeed [Arabic]
* Af-Booraana [Borana]
* Af-Soomaali [Somali]
* Af-Sawaaxili [Swahili]
Dhegaysi wacan!
Hoos waxaa jira link/xiriir ku geyn kara laba websayd oo kale.
Markaad gujisid "e-Sword" fadlan hoos ka eeg liiska turjumida ee ay ku taxan yihiin luuqado faraha
badan, ilaa aad gaartid "Somali Bible". Haddii aad bartaas gujisid, waxaad ka heli kartaa Kitaabka
Quduuska Ah oo dhan waxaanad ku kaydsan kartaa kombiyuutarkaaga.
Sidoo kale haddii aad gujisid "Bible Gateway" waxaad heli doonta Kitaabka Quduuska Ah oo afaf
farabadan lagu turjumay [weliba af-Soomaaliga].