|
Axdigii Hore
Kitaabka Qoduuska ah waxaa ku jira 66 kutub, 39 waa Axdigii Hore. Kitaabka Axdigii
Hore waxay yihiin hal mid, Ciise Masiix wuxuu si bayaan ah ugu sheegay xertiisii
iyo innagaba, in Axdigii Hore ku saabsan yahay isaga iyo imaanshihiisa iyo hawshiisa.
Axdigii Hore wuxuu ka hadlayaa Eebbe oo markii la soo koobo waxaa ku qoran micnadoodu
waxay ku saabsan yihiin, Masiixa. Axdigii Hore waxaa marmar loogu yeeraa, ismuujintii
Ilaah isku muujiyey Masiixa. Kitaabkaas Baybalka oo ka kooban: taariikh, qasiidooyin,
waxyi iyo Ilaah ammaan. Haddii aad doonaysid inaad garato sida Ilaah isugu muujiyey
waa inaad Axdigii Hore si taxaddar leh u baratid.
Axdigii Hore waxay leeyahay afar qayb:
Guji halkan si aad heshid Tawreedda nebi Muuse
Guji halkan si aad heshid Kutubta Taariikhda
Guji halkan si aad heshid Kutubta habka Gabayga u qoran
Guji halkan si aad heshid Kutubta Waxyiga
|
" Waayo, wax alla wixii hore loo qorayba waxaa loo qoray waxbarashadeenna,
inaynu dulqaadashada iyo gargaarka Qorniinka rajo ku lahaanno.
Ilaaha dulqaadashada iyo gargaariddu ha ka dhigo in midkiinba midka kale la fikir ahaado sida Ciise Masiix..." Warqaddii Rasuul Bawlos U Qoray Dadkii Rooma 15:4-5
|
|
|
|
|