Qoraal
Maqal/Muuqaal
Kitaabka Quduuska Ah
Jadwalka Idaacadda
La Xiriir
Nagala soo xiriir
Aqoondirsad
Qoraal Gaaban
Taariikhda Kiniisadda ee Soomaaliya
Suugaan
Kaydka Qormooyinkii Hore ee Hoyga
Ilaah Keliya Iyo Jid Keliya
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Dersiga Kowaad - Ilaah keliya
Dersiga Labaad - Xaawa iyo Aadan
Dersiga Saddexaad - Qaabiil iyo Haabiil
Dersiga Afraad - Nebi Nuux
Dersiga Shanaad - Nebi Ibraahim
Dersiga Lixaad - Nebi Muuse
Dersiga Toddobaad - Nebi Daa'uud
Dersiga Siddeedaad - Sayid Ciise Masiix
Dersiga Sagaalaad - Dembi
Dersiga Tobnaad - Ducada iyo carnal ka san
Dersiga Kow-iyo-tobnaad - Waxyaalaha dhici doona
Dersiga Laba-iyo-tobnaad - Jid keliya
Hordhac
Casharka 1aad - Nuux
Casharka 2aad - Ibraahim
Casharka 3aad - Yuusuf
Casharka 4aad - Muuse
Casharka 5aad - Daa'uud
Casharka 6aad - Ishaacyaah
Casharka 7aad - Yooxanaa Baabtiisaha
Casharka 8aad - Ciise
Qirashada Iimaanka
Baryada Rabbiga
Maragfurka Shahiidkii Mehdi Dibaaj
Miyaad Faraxsan Tahay?
Masiixinimo?
Waxba ha ka cabsan
Diin oo keliyaa?
Cabdulqaadir Warsame Cumar
Shahiid Liibaan Ibraahim Xasan
Qaynuunka dahabkaa
Ilaahow na tilmaanoo
Xalay Baan Masiixii Arkoo
Guullow Ilaahow
Nuurkii Adduunka
Koobka Adduunka 2010
Duruus
Qasiidooyin
Kartuun
Qasiidooyin-Fiidayaw ah
Abuurista ilaa Masiixa
Sidee baad u aragtaa Masiixa?
Jidka Caddaaladda
Taariikhda Kiniisadda
Aan Iska Daayno Qaadka
Arrimaha Guurka iyo Qoyska
Tafsiirka Kitaabkii Bilowgii
Tafsiirka Sabuurrada
Tafsiirka Warqaddii loo qoray dadkii Cibraaniyada
Qasiidooyin Ilaah Ammaan Ah
Qasiidooyin Bishaaro Ah - 1
Qasiidooyin Bishaaro Ah - 2
Codadka Iftiinka - 1
Codadka Iftiinka - 2
Qasiidooyin Qadiimi Ah
Gabayada Xamdinaq Ah
Axdigii Hore
Axdiga Cusub
Tawreedda
Taariikhda
Gabayga
Waxyiga
Bilowgii
Baxniintii
Laawiyintii
Tirintii
Sharciga Kunoqoshadiisa
Yashuuca
Xaakinnada
Ruud
Kitaabkii Kowaad ee Samuu'eel
Kitaabkii Labaad ee Samuu'eel
Kitaabkii Kowaad ee Boqorradii
Kitaabkii Labaad ee Boqorradii
Kitaabkii Kowaad ee Taariikhdii
Kitaabkii Labaad ee Taariikhdii
Cesraa
Nexemyaah
Esteer
Ayuub
Sabuurradii
Maahmaahyadii
Wacdiyahii
Gabaygii Sulaymaan
Ishacyaah
Yeremyaah
Baroorashadii Yeremyaah
Yexesqeel
Daanyeel
Hoosheeca
Yoo'eel
Caamoos
Cobadyaah
Yoonis
Miikaah
Naxuum
Xabaquuq
Sefanyaah
Xaggay
Sekaryaah
Malaakii
Qisadooyin Injiilka iyo Falimaha Rasuullada
Waraaqihii rasuul Bawlos qoray
Warqaddii Cibraaniyada iyo Waraaqaha Guud
Muujintii Ciise Masiix
Matayos
Markos
Luukos
Yooxanaa
Falimaha Rasuullada
Rooma
1 Korintos
2 Korintos
Galatiya
Efesos
Filiboy
Kolosay
1 Tesaloniika
2 Tesaloniika
1 Timoteyos
2 Timoteyos
Tiitos
Filemon
Cibraaniyada
Yacquub
1 Butros
2 Butros
1 Yooxanaa
2 Yooxanaa
3 Yooxanaa
Yuudas
Muujintii Ciise Masiix
Idaacadda Kale
Bogag af-Carbeed
Bogag af-Soomaali
Filinka ku saabsan Sayid Ciise Masiix
Filinka ku saabsan Soomaali oo Masiixiyoobay
Hoyga
>
Kitaabka Quduuska Ah
>
Axdigii Hore
Qof kale u dir
Axdigii Hore
Kitaabka Quduuska ah wuxuu ka kooban yahay 66 kitaab, 39 waa Axdigii Hore. Kitaabadii Axdigii Hore oo dhammi way isla xiriiraan oo isku duuban yihiin. Sayid Ciise Masiix wuxuu si bayaan ah ugu sheegay xertiisii oo innagana maanta ina saamaynaya, in Axdigii Hore ku saabsan yahay isaga iyo imaanshihiisa iyo hawshiisa. Axdigii Hore waa Eebbe oo hadlaya, marka la soo koobana wuxuu ka hadlayaa oo uu ku saabsan yahay Masiixa. Axdigii Hore waxaa kale oo loogu yeeraa, is muujintii Ilaah isku muujiyey Masiixa. Kitaabkaas oo ka kooban: taariikh, qasiidooyin, waxyi iyo Ilaah ammaan. Haddii aad doonaysid inaad garato sida Ilaah isugu muujiyey Masiixa waa inaad Axdigii Hore si taxaddar leh u baratid.
Axdigii Hore wuxuu leeyahay afar qaybood:
Guji halkan si aad u heshid Tawreedda nebi Muuse
Guji halkan si aad u heshid Kutubta Taariikhda
Guji halkan si aad u heshid Kutubta habka Gabayga u qoran
Guji halkan si aad u heshid Kutubta Waxyiga
"...markii buunka ugu dambeeya la yeedhiyo; waayo, buunku waa dhawaaqi doonaa oo kuwii dhintayna qudhunla'aan baa la sara kicin doonaa, waana layna beddeli doonaa. 53 Waayo, kan qudhmayaa waa inuu gashado qudhunla'aanta, oo kan dhimanayaana waa inuu gashado dhimashola'aanta. 54 Markii kan qudhmayaa uu gashado qudhunla'aanta, oo kan dhimanayaana uu gashado dhimashola'aanta, markaas hadalka qorani wuu noqon doonaa ee ah,
Dhimashadii waxaa liqday libtii.
55 Dhimashoy, meeday libtaadii?
Dhimashoy, meeday micidaadii?
56 Micida dhimashadu waa dembiga, oo xoogga dembiguna waa sharciga.
57 Laakiin Ilaah baa mahad leh kan libta inagu siiya Rabbigeenna Ciise Masiix."
Warqaddii 1aad ee rasuul Bawlos u qoray dadkii Korintos 15:52-57
Nagala soo Xiriir
|
Site Map
|
© Copyright 2006 Nolosha Cusub. All rights reserved.