Nolosha Cusub
Skip Navigation LinksHoyga > Jadwalka Idaacadda Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Jadwalka Taxanaha ee Codka Nolosha Cusub

Raadiyo Feba, Saacadda Geeska Afrika: 2000--2028 [UST +3]

MOWJADDA: 49 MB, 6180 kHz


Walaalayaalow, boggan Nolosha Cusub waxaa weeye laanta muhiim oo Idaacadda Codka Nolosha Cusub oo ka bilowday faafiskii Injiilka Masiixa Sebtembar, 1974. Haddii aad deggan tahay Yurub, Afrika ama Aasiya, laga yaabaa waxaad dhegaysan kartid Idaacaddeenna. Hoos waxaa ku qoran jadwalka barnaamijyada:


Axadda Isniinta Talaadada Arbacada Khamiista Jimcaha Sabtida

Xaqiiqda Raadis

Tafsiirka Kitaabkii Baxniintii "Spotlight 2" [Dersiga af-Ingiriisiga] Wacdigii Buurta Caafimaadka Qoyska & Jidka Caddaaladda Maahmaahyadii / Horumarinta Taariikhda Anbiyada


Haddii aad doonaysid inaad ogaatid idaacadda kale oo faafinayaa warka wanaagsan, bal halkan guji:
Idaacadda Kale


3 Rabbiyow, mahad baan kuugu naqi doonaa dadyowga dhexdooda,
Oo waxaan ammaan kuugu gabyi doonaa quruumaha dhexdooda.
4 Waayo, naxariistaadu way ku weyn tahay samooyinka korkooda,
Oo runtaaduna waxay gaadhaa ilaa daruuraha.
5 Ilaahow, samooyinka ka sarree,
Oo ammaantaaduna dhulka oo dhan ha ka sarrayso,
6 Si ay kuwaad jeceshahay u samatabbaxaan aawadeed,
Gacantaada midig ku badbaadi, oo ii jawaab
.
Sabuurka 108:3-6