Nolosha Cusub
Skip Navigation Links
Skip Navigation LinksHoyga > Jadwalka Idaacadda > Jadwalka Idaacadda Kale > Jadwalka Taxanaha ee Codka Waddada Nabadda Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Jadwalka Taxanaha ee Codka Waddada Nabadda  

Saacadda Geeska Afrika: 2030--2100 [UST +3]

19 MB, 15450 kHz


Walaalayaalow, halkan waa jadwalka barnaamijyada lagu diyaariyey walaalaheenna Idaacadda Codka Waddada Nabadda. Haddii aad doonaysid faallo dheer, fadlan bal guji www.codkanabada.org


Axadda Isniinta Talaadada Arbacada Khamiista Jimcaha Sabtida
Hor marinta bulshada Dhuuxa Injiliika Haweenka maanta Maragfur Nolosha qoyska Wixii aan ka maqalnay nebiyadii hore Xog – ogaal


"Xusuuso Eraygii aad anoo addoonkaaga ah igula hadashay, Oo aad igu rajo gelisay. Oo taasu waa i qalbi qaboojisaa markii aan dhibaataysnahay, Waayo, Eraygaagaa i soo nooleeyey. Kuwa kibirsan aad bay iigu qosleen,Laakiinse sharcigaaga kama aan leexan. Rabbiyow, tan iyo mar hore waxaan soo xusuusnaa xukummadaada, Waanan isqalbi qaboojiyey. " Sabuurka 119:49-51