Nolosha Cusub
Skip Navigation LinksHoyga > La Xiriir > Bogag af-Carbeed Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Guji halkan si aad heshid Arabic Bible Outreach. Waxaa weeye bogga oo loo diyaariyey walaalaha Masiixiyiin oo Carab ah. Hoos waxaa qoran cinwaanada kuwa kale:

 

 

موقع كلمة الحياة يقدم تفاسير كتابية, مواضيع عقائدية, أمور عائلية وكنسية لتقوية المؤمنين في المسيح وبناء كنيسته في بلادنا العربية.

 

موقع الإنجيل  يقدم بحث في النص العربي والانكليزي مع تفاسير ومعجم الكتاب المقدس وصوتيات الكتاب المقدس  

 

موقع الخدمة العربية للكرازة بالأنجيل: : يحتوي على الكتاب المقدس، عظات، تأملات، راديو كرازة الإنجيل، إقرأ واستمع إلى تأملات يومية من الكتاب المقدس. كما أيضاً يقدم ترانيم صوت ومقارنات وكتب ودروس واختبارات وأخبار. 

 

موقع النور يقدم الرد على ادعاءات وسوء التفاهم من أخوانا الإسلام الذين يتساءلون عن معتقدات المسيحية ويناقشون أيمان أتباعها ويتشاورون بحقيقة المسيح المبارك



Guji halkan si aad heshid خدمات الألفية ألثالث [III M]

Guji halkan si aad heshid

مصادر مجانية - لكل من يريدون لفهم واضح لقصة الله ، و الرسالة afar buug oo xiiso dheeraad ah kuna qoran af-Carbeed.

 

 



"...markii buunka ugu dambeeya la yeedhiyo; waayo, buunku waa dhawaaqi doonaa oo kuwii dhintayna qudhunla'aan baa la sara kicin doonaa, waana layna beddeli doonaa. 53 Waayo, kan qudhmayaa waa inuu gashado qudhunla'aanta, oo kan dhimanayaana waa inuu gashado dhimashola'aanta.  54 Markii kan qudhmayaa uu gashado qudhunla'aanta, oo kan dhimanayaana uu gashado dhimashola'aanta, markaas hadalka qorani wuu noqon doonaa ee ah, 
Dhimashadii waxaa liqday libtii.
55 Dhimashoy, meeday libtaadii? 
Dhimashoy, meeday micidaadii?
56 Micida dhimashadu waa dembiga, oo xoogga dembiguna waa sharciga.
57 Laakiin Ilaah baa mahad leh kan libta inagu siiya Rabbigeenna Ciise Masiix."

Warqaddii 1aad ee rasuul Bawlos u qoray dadkii Korintos 15:52-57