Nolosha Cusub
Skip Navigation Links
Skip Navigation LinksHoyga > La Xiriir > Filinka ku saabsan Sayid Ciise Masiix Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Hoos waxaad ka daawan kartaa filim ku saabsan noloshii Sayid Ciise Masiix oo afaf kala duwan lagu turjumay.




"Xusuuso Eraygii aad anoo addoonkaaga ah igula hadashay, Oo aad igu rajo gelisay. Oo taasu waa i qalbi qaboojisaa markii aan dhibaataysnahay, Waayo, Eraygaagaa i soo nooleeyey. Kuwa kibirsan aad bay iigu qosleen,Laakiinse sharcigaaga kama aan leexan. Rabbiyow, tan iyo mar hore waxaan soo xusuusnaa xukummadaada, Waanan isqalbi qaboojiyey. " Sabuurka 119:49-51