Nolosha Cusub
Skip Navigation Links
Skip Navigation LinksHoyga > La Xiriir > Bogag af-Soomaali Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Halkan waxaa ah laba bog ama web oo walaalo Masiixiyiin ah leeyihiin, waxayna ka hawlgalaan sidii ay u soo bandhigi lahaayeen warka wanaagsan ee ku saabsan Injiilka Sayidkeenna iyo Badbaadiyaheenna Ciise Masiix. Labadaba waxay leeyihiin maqal iyo qoraal anfac iyo nafaqo badan leh...bal iska indha-indhee inta aad gujiso!

Somali Christian Ministries

Codka Waddada Nabadda


"Xusuuso Eraygii aad anoo addoonkaaga ah igula hadashay, Oo aad igu rajo gelisay. Oo taasu waa i qalbi qaboojisaa markii aan dhibaataysnahay, Waayo, Eraygaagaa i soo nooleeyey. Kuwa kibirsan aad bay iigu qosleen,Laakiinse sharcigaaga kama aan leexan. Rabbiyow, tan iyo mar hore waxaan soo xusuusnaa xukummadaada, Waanan isqalbi qaboojiyey. " Sabuurka 119:49-51