Aqoondirsad
 |
Walaalayaal fadlan, bal ka yar fikira taladan. ...taxanaha kowaad oo ah Ilaah Keliya
iyo Jid Keliya waxaa loogu talaggalay kuwa doonaya horudhaca iimaanka Masiixiyada.
Waxaa fiican inaad taxanahaas dhammaystiratid si aad u billaabato taxanaha labaad
oo la yiraahdo Wixii aan ka maqalnay nebiyada. Waxaannu walaal ku leenahay,
Eebbe ha ku hoggaamiyo, hana ku siiyo iftiin iyo garwaaqsi marka aad la socoto waxbarashadaas.
|
|
"Bal yaa idinka mid ah oo Rabbiga ka cabsada, oo codka addoonkiisa
addeeca? Kan gudcurka ku dhex socda, oo aan iftiin lahaynu magaca Rabbiga ha aamino,
oo Ilaahiisa ha isku halleeyo."
--Kitaabka nebi Ishacyaah [Isayos] 50:10
|
|
|
|
|