Nolosha Cusub
Skip Navigation Links
Skip Navigation LinksHoyga > Qoraal > Aqoondirsad > Ilaah Keliya Iyo Jid Keliya Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Ilaah Keliya Iyo Jid Keliya

Dersiga Kowaad - Ilaah keliya
Dersiga Labaad - Xaawa iyo Aadan
Dersiga Saddexaad - Qaabiil iyo Haabiil
Dersiga Afraad - Nebi Nuux
Dersiga Shanaad - Nebi Ibraahim
Dersiga Lixaad - Nebi Muuse
Dersiga Toddobaad - Nebi Daa'uud
Dersiga Siddeedaad - Sayid Ciise Masiix
Dersiga Sagaalaad - Dembi
Dersiga Tobnaad - Ducada iyo camalka san
Dersiga Kow-iyo-tobnaad - Waxyaalaha dhici doona
Dersiga Laba-iyo-tobnaad - Jid keliya
Barta wax ku saabsan Ilaah iyo jidkiisa. Waxaanad ka barataan 12 kan dersi oo laga soo qaaday Kitaabkiisa.

"...Rabbiga llaaheenna ahu waa Rabbi keliya."
Kitaabkii shanaad ee nebi Muuse oo la yimahdo Sharciga Kunoqoshadiisa 6:4

"Mid kale badbaadada lagama helo, maxaa yeelay, ma jiro magac kale samada hoosteeda oo dadka dhexdooda loo bixiyey oo waajib inoo ah inaynu ku badbaadno."
Falimaha Rasuullada 4:12


" Waayo, wax alla wixii hore loo qorayba waxaa loo qoray waxbarashadeenna, inaynu dulqaadashada iyo gargaarka Qorniinka rajo ku lahaanno. Ilaaha dulqaadashada iyo gargaariddu ha ka dhigo in midkiinba midka kale la fikir ahaado sida Ciise Masiix..." Warqaddii Rasuul Bawlos U Qoray Dadkii Rooma 15:4-5