Nolosha Cusub
Skip Navigation LinksHoyga > Qoraal Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  


Qoraal
Aqoondirsad
Qoraal Gaaban
Suugaan
Wax la cuno ama la cabo nafaqo iyo dhadhan ahaanba, in caano geel la dhamo wax ka roon ma jiro. Dhanka niyadda, ruuxa iyo iimaan kana in la akhriyo Ereyga Eebbe waa arrin khayr leh, weliba waa shey faa'iido weyn leh. Labadan aqoondirsad waxay leeyihiin warbixin ballaadhan oo ku saabsan tubta toosan. Qoraalka gaabana waa mid xiiso miidhan ah ee bal ha moogan!







3 Rabbiyow, mahad baan kuugu naqi doonaa dadyowga dhexdooda,
Oo waxaan ammaan kuugu gabyi doonaa quruumaha dhexdooda.
4 Waayo, naxariistaadu way ku weyn tahay samooyinka korkooda,
Oo runtaaduna waxay gaadhaa ilaa daruuraha.
5 Ilaahow, samooyinka ka sarree,
Oo ammaantaaduna dhulka oo dhan ha ka sarrayso,
6 Si ay kuwaad jeceshahay u samatabbaxaan aawadeed,
Gacantaada midig ku badbaadi, oo ii jawaab
.
Sabuurka 108:3-6