|
Wax la cuno ama la cabo nafaqo iyo dhadhan ahaanba, in caano geel la dhamo wax ka
roon ma jiro. Dhanka niyadda, ruuxa iyo iimaan kana in la akhriyo Ereyga Eebbe waa
arrin khayr leh, weliba waa shey faa'iido weyn leh. Labadan aqoondirsad waxay leeyihiin
warbixin ballaadhan oo ku saabsan tubta toosan. Qoraalka gaabana waa mid xiiso miidhan
ah ee bal ha moogan!
|
Hosted by WinHost | © 2019 Nolosha Cusub - All Rights Reserved