Sidee ayaa Ilaah ugu yeedhay nebiyadii, oo u hoggaamiyey iyaga si ay banii-aadanka
oo dhan u barakeeyaan?
Sidee ayaad Ilaah ku ogaan kartaa oo aad doonistiisa u samayn kartaa sidii nebiyaduba
u sameeyeen?
Koorsadan Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada waxay ka hadlaysaa isbeddelkii iyo
waaya’aragnimadii ay soo martay nolosha sideed ka mid ah nebiyadii Ilaah. Haddii
aad si taxaddar leh u baratid koorsadan, una adeecdid erayadii nebiyada, waxay kugu
caawin doontaa oo aad ogaan doontaa sidii aad Ilaah ugu hoggaansami lahayd.
|
Hosted by WinHost | © 2019 Nolosha Cusub - All Rights Reserved